DAAWO;-Munaasibad Qaadhaan Loogu Arurinayo Agoonta Magaalada Burco Oo Lagu Qabtay Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Qaadhaan Loogu Arurinayo Agoonta Magaalada Burco Oo Lagu Qabtay Magaalada London.
March 4, 2019 - Written by Editor:

LONDON(W,N) Munaasibad balaadhan oo ujeedadeedu ahayd sidii qaadhaan loogu ururin lahaa agoonta ku dhex daranyaysan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa lagu qabtay magaalada London ee cariga ingiriiska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ffO_fyz5awg

COMMENTS
LINKS