|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Gobolka Gabiley Ka Bilowday Dhagaysiga Dacwadaha Iyo Gudoomiye Aadan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay!
March 13, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Maxkamada Sare ee Somaliland oo uu horkacayo Gudomiye Dr Aadan Xaaji Cali ayaa soo gaadhay Magaalada Gabilay halkaasi oo ay kabilowday dhagaysiga dacwadaha kala duwan iyadoo maxkamadu dhagaysiga dacadahan gobolka ujoogi doonaan dhowr maalmood. Gudoomiyaha maxkamda sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha maxkamda dastuuriga ah ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay maxkamadu ugu wareegayso gobolada dalka qaar iyadoo shacabka loo fududaydinayo in ay helaan garsoor cadaaladda. Sidoo kale Gudidan ka socotay Maxkamada ayaa maanta jeelka gabiley kasii daysay laba hablood kuwaasi oo xukun hore ka dib xoriyadoodii helay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Fartayaddii Eedi Maynee Waanu Ku Aarsanaynaa Markale" Gudoomiyihii Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobol... Dareenada Shacabka Somaliland, Dabuubta Abwaanka, Digniinta Aqoonyahanka Iyo Duruufaha Siyaasadeed E... Fadeexado Culus Oo Dul-hoganaya Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Jsl Iyo 24 Saacadood Gudahood Oo Iska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|