DAAWO:-Mashruuca Dhismaha Warshadda Daqiiqda Berbera Oo Maraya Marxalad Gabo Gebo Ah;Warbixin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:-Mashruuca Dhismaha Warshadda Daqiiqda Berbera Oo Maraya Marxalad Gabo Gebo Ah;Warbixin.
March 27, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Dhismaha warshada daqiiqda oo dhismaheedo mudo ka socday magaalo madaxda gobolka saaxil ayaa xiligan maraya marxalad gebogabo .

GMaalgalinta warshada daqiiqda iyo calafka xoolaha oo ay Iska kaashadeen muwaadiniin reer Somaliland ah iyo ganacsato ajaanib ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS