DAAWO; Mareeyihii Hore Ee Tvga Qaranka Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mareeyihii Hore Ee Tvga Qaranka Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay!!
March 3, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Mareeyihii hore ee tvga qaranka somaliland Muuse Jaanbiir oo maanta uu xilka ka qaaday wasiirka Wasaarada warfaafintu ayaa markii uhoraysay ka dareen celiyay xilka qaadistiisa iyo waxa uu Usobobeeyay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS