JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka faransiis oo socdaal ku maraya wadamo kamida qarada africa ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka jabuuti,
Waftiga madaxwaynaha faransiis ayaa waxaa qaabilay madaxwayne ismaaciil cumar geele
Sidoo kale madaxwaynayaasha faransiiska iyo jbuuti ayaa kulan ay yeesheen kadib siwada jir ah warbaahinta ula hadlay.
Halkan ka daawo Muuqaalka Warkan;