DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Oo Madaarka Jig Jiga Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Axmed Shide. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Oo Madaarka Jig Jiga Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Axmed Shide.
March 28, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Madaxwaynaha Ismaamulka somalida itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) oo ay weheliyaan xubno kamida golihiisa wasiirada ayaa madaarka magaalada jig jiga sidiiran ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha xisbiga dimuqraadiga shacabka somalida itoobiya axmed shide ahna wasiirka maaliyada dawlada fadaraalka itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/T06ro3CbyFg

COMMENTS
LINKS