DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
March 6, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa qasriga madaxtooyada jabuuti kuqaabiley  wafti ka socday somaliland oo uu hogaaminayay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin axmed.

 

Madaxwaynaha jabuuti iyo waftigan ka socday xukuumada somaliland ayaa ka wada hadlay xidhiidhka labada dal iyo xoojinta nabadgalyada xuduudaha labada dal,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS