|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee Dhinaca DDSI Oo Ka Warbixiyay Dayr Lagu Wareejinayo Xarunta Caafimaadka.
March 22, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Xarunta caafimaadka Magaalada Tog wajaale ee Dhinaca Dawlad Deegaanka somalida Itoobiya ayaa lagu wadaa dhisme dayr lagu wareejinayo kaasi oo dhismihiisa xiligan uu ka socdo. Gudoomiye kuxigeenka magaalada tog wajaale ayaa ka warbixiyay muhiimada dayrkan lagu wareejinayo xarunta caafimaadka wajaale isagoo sheegay in sidoo kale ay wadaan laydh lagu xidhayo jidadka magaalada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Siyaasi Aaden Ruush Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Gabi ahaanba Iskaga Baxay Xisbiga Mucaaradka ah ... 16 Jir Ku Dhuuntay Taayir Diyaaradeed Oo Ku Badbaaday Shan Saacadood Oo Ay Hawada Ku Jirtay Diyaarad... Sheekh Aadan Siiro oo Xukuumada ku Taliyay in Xilka laga Qaado Masuuliyiin Wadamada Jaarka ahi ka Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|