Daawo: Khudbad Sannadeedka Dastuuriga Ah Ee Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyay Baarlamaanka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Khudbad Sannadeedka Dastuuriga Ah Ee Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyay Baarlamaanka Somaliland
March 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka hor jeediyay labada gole baarlamaan ee dalka, isagoona Madaxweynuhu khudbadiisa kaga hadley arrimo badan oo ku aadan Xaalada dalka, amniga, Ictiraaf raadinta, waxyaabihii u qabsoomay Xukuumadiisa iyo wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS