|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Khaatumo Horteedbaan Doonanay Caloow In Lafuro Dastuurka” Gudomiye faysal Cali Waraabe.
March 22, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo ka hadlayay madal laga doodayay in lafur dastuurka somaliland ayaa ka sheekeeyay sidii loo aas aasay asxaabta iyo khaladaadka ka jira wali isagoo xusay in ay kala hor koreen dhaqan galka ku dhaqan ka asxaabta iyo sida loo isticmaalay Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in khaatumo ka hor ay doonayeen in lafuro dasuurka Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|