DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Madaarka Cigaal Ku Qaabiley Dhalinyaro Tahriib Kasoo Noqday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Madaarka Cigaal Ku Qaabiley Dhalinyaro Tahriib Kasoo Noqday!
March 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) oo ay weheliyaan masuuliyiin ka Tirsan haayada qaxoontiga ayaa madaar caasimada hargaysa ee cigaal kusoo dhaweeyay dhalinyaro reer somaliland oo hore tahriib ugu tagay wadamo shisheeye.

Dhalinyrada  lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal ayaa tiradooda lagu sheegay 9 qof oo laga soo kala celiyay wadamo kala duwan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS