DAAWO; Golaha Dhexe Xisbiga DDSI Oo Maanta Ansixiyay Ajandaha Shirweynaha Xisbiga Oo Isniinta furmaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Golaha Dhexe Xisbiga DDSI Oo Maanta Ansixiyay Ajandaha Shirweynaha Xisbiga Oo Isniinta furmaya.
March 29, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Madaxa xarunta xisbiga dimuqraadiga shacabka somalida itoobiya ayaa ka warbixiyay qaban qaabada shiwaynaha xisbiga oo maalinta isniinta ka furmaya magaalada jig jiga

Sidoo kale madaxa xarunta xisbiga ayaa sharaxay shuruudaha lagu dooranayo qofka ama masuulka kamid noqonaya madaxda xisbiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/3Q7QOMsxMbE

COMMENTS
LINKS