|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidamo Kasoo Goostay Jabhada Caare Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Badhan.
March 15, 2019 - Written by Editor:BADHAN(W,N) Maamulka Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag ayaa soo dhaweeyay ciidamo tiro badan oo kasoo goostay jabhada somaliland ka falaagowday ee Caare Hogaaminyo kuwaasi oo sheegay in ay ka noqdeen fikirkii ay aaminsanayeen. Ciidaman kasoo goostay jabhada caare ayaa iskugu jira saraakiil iyo ciidamo kale . Soo Dhawaynta ciidamada ayaa waxaa ka hadlay Masuuliyiinta Ciidamada Somaliland iyo maamulka degmada badhan iyaga oo sheegay in lagu soo dhawaynayo gacmo furan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Dabaal Dega 18may Shacbiga Ayaa Iska Leh, Waxaase Ayaan Daro ah In Dadkii Aanu Wada Xusin Oo Lagu ... Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Soo Baxay Booskii Xildhibaanimo Ee Uu Ka Dhintay Ibaahim Axmed Ha... Gudoomiyaha Guddida Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Kufsi Fariina U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|