Ciidanka Booliska Degmada Wajaale oo Soo Bandhigay Xashiishad Tiro Badan oo Ay Qabteen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Degmada Wajaale oo Soo Bandhigay Xashiishad Tiro Badan oo Ay Qabteen
March 9, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)– Ciidamada booliska magaalada Tog Wajaale, ayaa manta hawl gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qab qabteen 19 Xidhmo oo maandooriyaha Xashiidada.

Taliyaha ciidanka Booliska ee degmada Wajaale, Xeer ilaalinta iyo maamulka Degmada, ayaa ka faah faahin ka bixiyay qaabka loo soo qabtay maandooriyahan xashiida ee ay gacanta ku soo dhigeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8o4ON0RzXYM

COMMENTS
LINKS