Boliiska Kenya Oo Xabsiga Dhigay Dad Looga Shikisan Yahay In Ay ka Dambeeyay Dilka Gabadh Somaaliyeed Oo Ka Dhacay Nayroobi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boliiska Kenya Oo Xabsiga Dhigay Dad Looga Shikisan Yahay In Ay ka Dambeeyay Dilka Gabadh Somaaliyeed Oo Ka Dhacay Nayroobi.
March 1, 2019 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,N) Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay qabteen dad looga shikisan yahay dilkii gabadh soomaliyeed oo lagu dilay magaalada nayroobi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS