“Biyo Balaadhintu Yaanay Noqon Aqalbuu Jiidhay Ee Aqal Kayga La Taaban Maayo Ee Waa Inaynu Garab Istaagnaa”.Maayir Soltelco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Biyo Balaadhintu Yaanay Noqon Aqalbuu Jiidhay Ee Aqal Kayga La Taaban Maayo Ee Waa Inaynu Garab Istaagnaa”.Maayir Soltelco
March 4, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo maanta hadal ka jeediyay dhagax dhiga mashruuca wajiga labaad ee biyo balaadhinta Caasimada Hargeysa,

maayarka caasimada ayaa shacabka ku dhaqan Hargeysa ugu baaqay inay is garab taagaan sidii uu u hir geli lahaa mashruuca Biyo balaadhinu oo aanu noqon aqlbuu jiidhay ee aqalkayga la taaban maayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/LBHzhy_JaKs

COMMENTS
LINKS