Agaasimihii wasaaradda warfaafinta Somaliland Oo Is-Casilay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimihii wasaaradda warfaafinta Somaliland Oo Is-Casilay
March 18, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Agaasimihii wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame, ayaa warqaddiisa shaqo ka tegista u gudbiyay madaxweynaha Somaliland, xaalad caafimaad oo soo waajahday awgeed.

Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay in uu ka aqbalay shaqo ka tegista agaasimaha,

Waxa hore uu waqdada is-casilaada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu gudbiyay wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyada isagana ay Xaalad caafimaad lasoo daristay balse lama oga in uu madaxweynuhu ka aqbalay iyo in kale.

 

La Soco Wixii War Kasoo Kordha.

COMMENTS
LINKS