|
|||||
WAJAALE NEWS
Abaaro iyo Biyo La’aan Aad U Daran oo Laga Soo Sheegayo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya
March 21, 2019 - Written by Reporter:Jigjiga (WJN)- Deegaano badan oo ka mida dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa laga soo sheegaya in ka jiraan abaaro iyo biyo la’aan aad u daran. Waxaa ka mida Deegaanada abaarta laga soo sheegayo deeganka Sariira oo hoos yimaada degmada Har-geele ee gobolka Afdheer. Xuseen Cabdi Axmed oo ka mida dadka deegaankaasi ku nool, ayaa ka waramay Abaarta iyo biyo la,aaanta soo foodsaaray, isagoona sheegay in maamulka dawlad deegaanka ay qaylo dhaan u direen oo aanay ilaa hada ka soo jawaabin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ufVeayFJMNA Related posts:“Dhamaadka Sanad Macalinkii Aan Liisan Haysanin Somaliland Kama Shaqaynayeen Ogaada” Wasiirka Waxbar... Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada H... Daawo: Gudoomiye Ramaax Oo Shaqadii Uu Qaranka U Hayay Ka Doorbiday Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|