Xuska Sanad Guurada 25aad Ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ceerigaabo Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Sanad Guurada 25aad Ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ceerigaabo Lagu Qabtay
February 2, 2019 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii 25Aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidamada Qaranka Somaliland, waxaana ka soo qayb galay maamulka gobolka Sanaag iyo saraakiisha kala duwan ee Ciidanka qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS