Hargeysa (WJN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalka, kadib safar uu ugu maqnaa wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.
Waxaa Ex: Madaxweyne Siilaanyo garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal si diiran ugu soo dhaweeyay xubno ka mid ah Xukuumadiisii, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka