Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Sanad Ka Dib Shaacisay Cadadka Dayn Ay Ku Wareejisay Xukuumada Axmed Siilaanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Sanad Ka Dib Shaacisay Cadadka Dayn Ay Ku Wareejisay Xukuumada Axmed Siilaanyo
February 4, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiirka wasaarada maaliyada sacd cali shire oo maanta kulan la qaatay gudidada ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada ayaa sheegay markii uhoraysay cadadka daynta ay ku wareejisay xukuumada axmed siilaanyo sanad ka hor

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/uce3f4qEB9I

COMMENTS
LINKS