Hargeysa (WJN)- Af-hayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun, ayaa dhaliilay hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi, Waxaana uu sheegay inay xukuumadiisu iska dhaga tirayso baahiyaha bulsho ee dalka ka taagan.
Dhinaca kale Afhayeenka Waddani ayaa waxa uu sharci daro ku tilmaamay xukunka lagu riday Wargeyska Foore, Isagoona dhaliilay nidaamka Garsoorka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka