Hargeysa (WJN)- Xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga bilaabay qaybinta kaadhaadhkii shirweynaha golaha dhexe ee Xisbigaasi oo dhawaan ka qabsoomi doonaa Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka