|
|||||
WAJAALE NEWS
Xeer-ilaalinta Oo Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Usoo Gudbisay Eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Qodobada Lagu Soo Eedeeyay!
February 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xafiiska Xeer ilaalinta somaliland ayaa mudo bil iyo dheeraada kadib maxkamada gobolka maroodi jeex usoo gudbisay eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo loo xidhay suugaan uu ku cabiray dareenkiisa. Xeer ilaalinta ayaa laba qodob kusoo eedaysay Abwaan Abees kuwaasi oo ay ku sheegtay in uu dawlada ku eedeeyay in mashaariicda sifo khaldan ku siiso cid gaara. Sidoo kale qodobka labaad ee xeer ilaalintu ku eedaysay abwaan abees ayaa ha in uu aflagaadeeyay ciidanka booliska Somaliland, HALKAN KA EEGL EEDA ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES OO UDHIGNAYD SIDAN; 1; Aflagaaddo Dawladeed. 2; Aflagaaddo Bilays. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Fariin Culus Udiray Odayaasha Dhaqanka Ee Warbaahinta Ka Hadla! Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaqalaha Ku Wargaliyay In Ay Fasax Yihiin Maalin Aan Ku J... Wareegii Koowaad Ee Doorashada Gudomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Soo Dhamaatay Iyo Afar Musharax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|