|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Horseedi Doonaa Hadii Xilka Layga Qaado, In Aanan Ka Tagin Xisbiga Kulmiye Ee Aan Kasii Mid Ahaan Doono”Wasiir Axmed Muumin.
February 26, 2019 - Written by Editor:BOORAMA(W,N) Wasiirka wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa khudbad ka jeediyay gobo gabada shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee magaalada boorama Wasiir axmed muumin seed ayaa wax lagu faano ku tilmaamay in shirka golaha dhexe lagu qabto magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa sheegay in aanu xisbiga ka tagay hadii xataa xilka laga qaado balse uu kasii mid ahaan doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wada Hadallo U Socday Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday iyo 2 Qodob o... DAAWO; “Wiil Ka Yimid Xudun ,Diinsoor Iyo Buur Hakabe, Oo Kaba Dacasa Qaba In Uu Yimaado Oo Nagu Xuk... Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirradu ay Khamiis kasta u Fadhiistaan Oo Maalinta Bari ah La F... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|