Wasiirkii Hore Maaliyada Somaliland oo Mushaharkii Laga Joojiyay iyo Sababta
February 2, 2019 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Guddida Tacliinta Sare ee wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliand, ayaa shaaciyay in ay gabi ahaanba ay mushaharkii ka joojiyeen Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi oo guddidaas ka mid ahaa kadib markii xilka laga qaaday.