|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland iyo Xubno Maayiro Ah oo U Ambabaxay Jigjiga
February 15, 2019 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” iyo wefti maayiro ah oo uu hogaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale, Iyagoona ku sii jeeda magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay kaga qayb galayaan xuska magaalooyinka Itoobiya oo ka qabsoomi doona Jigjiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/2tBu8qj_nng Related posts:Dhaliilo Baahsan oo Dul hoganaya Duqa Degmada Gabiley iyo Cabashooyinka Bulshada ee Dawlada hoose oo... Saddex ruux oo lagu la’yahay dab ka kacay dhisme ay deggenaayeen dad u badan Soomaali oo ku yaalla M... Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga ka Jaray Wado Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|