|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Kenya Oo Ka Waramay Xidhiidhka Labada Dal Iyo Sida Uu U Arko Khilaafka Udhexeeya Somaliya!.
February 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka Kenya Ayaa ka warbixiyay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya iyo kulamo uu la yeeshay madax ka tirsan dalka Kenya Sidoo kale Ambasor Baashe cawil ayaa ka jawaab ka bixiyay eedaha xisbiyada mucaaridku ujeedyaan siyaasada arimaha dibada ee la xidhiidha heshiiska shirakada DPW Iyo doorka ay ku leedahay dawlada itoobiya ee maalgashiga dekeda berbera Dhanka kale Amb Baashe ayaa wax laga waydiiyay in khilaafka somaliya iyo Kenya wax saamay ah ku yeelan karo ka Somaliland ka dhexeeya dalka Kenya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dadka Araga Ka Naafada Ah Ee Hargeysa oo Qaadhaan U Ururinaya Dhismaha Iskuul Ay Waxku Bartaan Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Xabsiga Baki Ku Booqday Maxaabii... DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay In Aanu Mar Danbe Isku Soo Taagay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye+So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|