|
|||||
WAJAALE NEWS
Wadada Isku Xidha Jigjiga iyo Addis Ababa oo Xidhan Maalintii Saddexaad
February 3, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)- Wadada isku xidha Addis ababa iyo Jigjiga ayaa Sadex maalmod ka xidhan magaalada Baabili oo 70 kiilo mitir u jirta Jigjiga kadib markii Teendhooyin ay ku xidheen wadada bartankeeda dad ka cabanaya in isku dhacyada Quumiyadaha Oromada iyo Soomaalida aan waxba laga qabanin. Arrintaan ayaa sababay in deegaanka Soomaalida iyo magaalada Jigjiga wixii uga imaan jiray dhanka Addis ababa ay gabi ahaanba istaagaan. Waxaa lagu soo waramayaa inay go’doonsan tahay magaalada Baabili oo ay degen yihiin dadka Soomaalida ah, Iyadoona ay maalmihii u danbeeyay ay Qoomiyadaha Soomaalida, Oromada iyo Axmaarada uu dagaal u dhexeeyay.
WAJAALENEWS DESK JIGJIGA OFFICE WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Daawo:Maamulka Shirkada Rarka Gaadiidka Ee Curiye Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xafiiskoogii Wajaal... DAAWO; Hees Laga Sameeyay Maansadii Muduci Ee Abwaan Weedhsame Tiriyay Ee ay ka Bilaabantay Silsil... DAAWO:Professor Ahmed.I.Samatar Oo Markii Ugu Horaysay Si Cad Uga Jawaabay Inuu Tartanka Madaxtinimo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|