|
|||||
WAJAALE NEWS
Trump: Xaalad Deg Deg Ah Ayaan Ku Soo Rogi Dalka Si Aan Darbiga U Dhiso
February 1, 2019 - Written by Reporter:Washigton (WJN)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay sababtii ka dambeysay in la xidho howlaha Mareykanka ay aheyd wakhti lumis. Trump wuxuu ku adkeystay inuu sii wadii doono qorshaha uu ku doonayo in uu darbi kaga dhiso xadka Mexico. Waxaa uu sidoo kale sheegay in xaalad deg deg ah uu dalka Mareykanka kaga dhawaaqi doono tan iyo inta uu ka xaqiijinayo dhisitaanka gidaarka. Madaxweyne Trump ayaa codsanayay in loo ansixiyo miisaaniyad gaadheyso 5.7 bilyan oo doolar sii darbi kaga dhiso xadka koonfureed. Muranka ka dhashay qorshaha darbiga ayaa waxaa uu horseeday in la xidho howlaha dowladda federaalka. Related posts:DAAWO;Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Oo Ka Warbixiyay Sidii ay ku Soo Bil... Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Dp World Iyo Fariinta Ay Udireen X... Khilaafkii Xil Wareejinta ka Dhashay Ee Badhasaabka Cusub Iyo Badhasaabkii Hore Gobolka Togdheer Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|