|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Si Mug Leh U Taageeray Wasiiradii Kulmiye Ee Xamar U Shaqo Doontay
February 15, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Axmed Cali Ubaxle oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye horena xil Wasiirnimo uga soo qabtay Somaliland, ayaa ka hadley shirka golaha dhexe ee Xisbi xaakimka talada dalka haya ee Kulmiye ee ka qabsmooya magaalada Boorama. Dhinaca kale ex Wasiir Ubaxle, ayaa sidoo kale waxa uu ka hadley xubno xilaal Wasiiro ah ka soo qabtay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo oo xilal u doontay Xamar, Isagoona si mug leh u taageeray xubnahaa wasiirada ah ee Muqdisho xilalka u doontay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Saamaynta Caafimaad Ee Ay Keenaan Isticmaalka Dawooyinka Aan Dhakhtar Kuu Qorin Iyo Wiil Ka Waramaya... Guurtida Iyo Wakiilada jsl Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qodobadii Ay Isku Khilaafsanaayeen Ee Xeer... 21-Gobol Oo Maraykanka Ah Oo Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay Ka Dib Markii Baraf Iyo Qabowgii Ugu ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|