Shirka Qoomiyadaha Dalka Itoobiya Oo Ka Furmay Magaalada Adis Ababa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Qoomiyadaha Dalka Itoobiya Oo Ka Furmay Magaalada Adis Ababa.
February 24, 2019 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N) Shirka isdhex galka qoomiyadaha dalka itoobiya ayaa ka socday caasimadadalka ee adis ababa

Ujeedda shirkan ayaa lagu sheegay in looga dan leeyahay sidii ay isku dhexgali lahaayeen qoomiyadaha kala duwan eek u nool dalka itoobiya isla markaana looga wada shaqayn lahaa horumarka dalka.

Waxaana ujeedada shirkan faah faahin ka bixiyay masuul uga qaybgalay maamulka deegaanka somalida

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS