Shaqaale Ka Tirsan Jaamacada Alpha oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaale Ka Tirsan Jaamacada Alpha oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Burco
February 22, 2019 - Written by Reporter:

Burco (WJN)- Ugu yaraan sadex qof ayaa ku dhintay halka afar qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo maanta ka dhacay duleedka kaantaroolka bari ee magaalada Burco.

Sidoo kale gaadhigan oo ahaa nooca loo yaqaano Noohada ayaa waxa la sheegay in ay lahayd Jaamacada Alpha , waxa saarnaa shaqaale iyo macalimiin ka tirsan Jaamacadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS