Safiirka Somaliland Ee Dalka Garmany oo Dhaliilay Socdaalka Maayirada Hargeysa iyo Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ee Dalka Garmany oo Dhaliilay Socdaalka Maayirada Hargeysa iyo Berbera
February 15, 2019 - Written by Reporter:

Berline (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jarmalka Ambasador Cabdifataax Cismaan, ayaa dhaliilay socdaal maalmihii u danbeeyay ay Maayirada Hargeysa iyo Berbera ay ku joogeen magaalada Berlin ee caasimada Jarmalka oo ay kula kulmayeen Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Afrika arimaha dhinaca horumarka, Isagoona Safiirku sheegay in aanay Maayiradani soo marin safaarada Somaliland ee dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS