Prof: Cabdi Cali oo Ku Taliyay In Laga Hor Tago Siyaasadda Soomaaliya, Kana Hadley Dacwadii Uu Ka Gudbiyay Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof: Cabdi Cali oo Ku Taliyay In Laga Hor Tago Siyaasadda Soomaaliya, Kana Hadley Dacwadii Uu Ka Gudbiyay Xisbiga Kulmiye
February 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Prof: Cabdi Cali Jaamac ayaa ka hadley dacwadii ka dhanka ahayd Xisbiga Kulmiye ee uu u gudbiyey Gudida Diwaan Galinta Ururada Siyaasada iyo shira Kulmiye ee qabsoomaya magaalada Boorama.

Dhinaca kale Siyaasi Cabdi Cali Jaamac waxa kale oo uu ku taliyay in laga hortago Siyaasada Soomaaliya ay ku hayso Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS