“Maxamed Rashiid Waa Shaqsigii Ugu Horeeyay Ee Aduunka U Sheegay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay”.Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maxamed Rashiid Waa Shaqsigii Ugu Horeeyay Ee Aduunka U Sheegay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay”.Faysal Cali Waraabe
February 22, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa ka waramay taariikhdii iyo shaqsiyadii uu ka yaqaanay Marxuum dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo maanta aas qaran Hargeysa loogu sameeyay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/atkFyCagQMo

COMMENTS
LINKS