Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbad Ka Jeediyey Xuska Maalinta Dhalinyarada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbad Ka Jeediyey Xuska Maalinta Dhalinyarada
February 20, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta khudbad ka jeediyey Xuska Sanad Guurada Dhalinyarada Somaliland oo ku suntan Maalintii Dhagax tuurka ee dhalinyaradii UFFO.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS