“Madaxweyne Hadaynaan Dorashoyinka Sii Wadin oo Aynaan Ku Dhiiran Dib Ayaynu U Noqonaynaa”.Cabsicasiis Samaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Hadaynaan Dorashoyinka Sii Wadin oo Aynaan Ku Dhiiran Dib Ayaynu U Noqonaynaa”.Cabsicasiis Samaale
February 26, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mida golaha fulinta ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa soo bandhigay waxyaabaha looga baahan yahay Xisbiga Kulmiye, isagoona Madaxweyne Muuse Biixi kula dardaarmay inuu sii wado doorashooyinka hadii aan lagu dhiirana sii wadadida doorashooyinka in Kulmiye dib u noqonayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS