|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar.
February 28, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanay ka wada hadleen labada madaxweyne iskaashiga ganacsi, iyo isdhex-galka labada shacbi ee walaalaha iyo deriska ah, ujeedada safarka madaxweynaha dawlad deegaanka Soomalida ayaa la xidhiidha dhagax-dhiga wadada Berbera Corridor oo maanta laga dhagax-dhigay duleedka caasimada Somaliland ee Hargeysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwaynihii Hore Ee Punthland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya Iyo Khilaaf Udhexeeya S... DAAWO ; Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadlay Dhibaatooyinkii Uu Dadka Reer Somaliland U ... Wasiirka Duulista Oo Xabsiga Ku Guraya Tagsiileyaasha Ka Shaqeeya Madarka Hargeysa,Kootana Ugu Xidha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|