Madaxwaynaha Somaliland oo Deeq Xoolo Ah Ugu Deeqay Cisbitaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland oo Deeq Xoolo Ah Ugu Deeqay Cisbitaalada Gabiley
February 24, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku joogay magaalada Gabiley, ayaa deeq xoolo nool ah ugu deeqay Cisbitaalada Dhimirka, Dhakhtarka TB-da iyo Jeelka weyn ee Gabiley.

Waxaana deeqdaa uu Madaxweynuhu ugu deeqay goobahaasi gaadhsiiyay Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS