|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Dhexmaray Maayir Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa iyo Wasiirka Maaliyada
February 11, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Maayir ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamuud Xaashi “Cagaweyne” oo ay weheliyaan guddoomiyeyaasha degmada Hargeysa, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland dr. Sacad Cali Shire. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta wasaarada Maaliyada, ayaa daaranaa sidii loo dardar gelin lahaa islamarkaana loo xoojin lahaa wadashaqaynta dhinaca cashuuraha ee ka dhexeeya Wasaarada Maaliyada iyo Dowlada hoose ee Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Reer Ceerigaabo U Iftiimmiyay Hankiisa Siyaasadeed Iclaamiyay... Wasiirka Maaliyada Oo kormeerkii Madaxwaynaha Daqiiqado Kadib Xilkii Ka Qaaday Midka Mida Agaasimo ... Telefishanka Caalami Ah Oo Soo Saaray Liiska 11-kii Xasuuq Ee Ugu Xumaa Ee Afrika Ka Dhacay, Kuna So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|