Hantidhawrka Guud oo Soo Bandhigay Kiisas Musuq-maasuq iyo Dhukumentis Foojari Ah oo Lacag Badan Lagu Lunsaday+Cida Lagu Hayo & Dadka Loo Xidhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hantidhawrka Guud oo Soo Bandhigay Kiisas Musuq-maasuq iyo Dhukumentis Foojari Ah oo Lacag Badan Lagu Lunsaday+Cida Lagu Hayo & Dadka Loo Xidhay
February 2, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Hanti dhawraha guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir,oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa soo bandhigay baadhitaanadii kala duwanaa ee ay soo bandhigeen sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2017-ka iyo kiisaska musuq-maasuq iyo dhukumentis foojari ah oo lacago lagu lunsaday iyo tirade dadka loo xidhay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS