Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Xarunta Maxkamada Dambiyada Caalamka Ee Heeg. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Xarunta Maxkamada Dambiyada Caalamka Ee Heeg.
February 15, 2019 - Written by Editor:

Holland (W,N) Gudoomiyaha maxkada sare ee jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali oo safar shaqo ku joogay dalka Holland ayaa booqasho ku tagay xarunta maxkamada danbiyada caalamica ah ee Heeg.

Gudoomiyaha maxkamada Somaliland ayaa waxaa halkaasi ku qaabilay garsoorayaal kamida maxkamada caalamiga ah.

DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS