|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Waliilada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Waxbarashada Somaliya iyo Madaxweynaha Puntland
February 17, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ahna gudoomiyaha gudida dabagalka hantida qaranka oo sheegay in ay baadhayaan hantidii shacabka Somaliland ee ay lunsadeen Xukuumadihii kala danbeeyay. Dhinaca kale Gudoomiye Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa waxa kaloo uu u jawaabay Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo sheegay in maamulkiisu ay diirada saari doonaan sidii ay u soo celin lahaayeen gobolada ka maqan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Dabagal Ku Samaynayaa Mashaariicda Ka Socda Dalka Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Arxandarada Dhakhaatiirta Somaliland Oo Sobobtay Aabihii In Uu Ku C... “Caawa Doodiinii Waxay Dhaafi Wayday, Idinka Oo Dad Waxbartay Ah, Cabasho Iyo Caloolyow”Prof Axmed I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|