Gabiley: Maxamed Cabdilaahi Bookh oo Shaaciyay In Uu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada Ee Soo Socota | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabiley: Maxamed Cabdilaahi Bookh oo Shaaciyay In Uu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada Ee Soo Socota
February 6, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Munaasibad balaadhan oo hankiisa Siyaasadeed uu ku shaacinayay Murashax Maxamed Cabdilaahi Jaamac, ayaa lagu qabtay huteel Bookh ee magaalada Gabiley.

Waxaana sidoo kale shaacinta murashaxan u tartamaya doorashada golaha Wakiilada ee soo socota ka soo qayb galay Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin, Dhalinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS