|
|||||
WAJAALE NEWS
Mareykanka Oo Beeniyay in Saddex Askari Lagaga Dilay Soomaaliya .
February 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Mareykanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in saddex askari looga dilay duqeyn Al-shabaab ay ku bartilmaameedsadeen horaantii todobaadka saldhigga Balli –Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose. Christopher P. Karns oo ah afhayeenka taliska Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay wakaallada wararka u faafisa China ee Xinhua in Al-shabaab faafiyeen warar uu ku tilmaamay dacaayad been abuur ah, iyaga oo sheegtay in ay dileen Askar Maryekan ah. Al-shabaab ayaa iyagu sheegay madaafiic ay ku weerarreen saldhig Mareykanku ku leeyihiin garoonka Balli –Doogle ku dileen Sasddex Askari oo Mareykan ah. Mareykanka, AMISOM iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waayadii ugu danbeeyay xoojiyay howlgalo cirka iyo dhulka ah oo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya iyo ciidamada shisheeya ee taageeradda militari siiya
Related posts:DAAWO;-Inka Badan 200Qoys Oo Kamid Ah Danyarta Iyo Agoomaha Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Loo Qaybi... Daawo:Gudi Ka Kooban Golaha Guurtida Somaliland Oo Maalinta Arbacada u Baxaya Deeeganada Ceel Afwayn Farxadbay ii Tahay In Aynu ka qayb-Qaadano Dawga-cad Oo La furayo Hawshisii Socoto, Horumar fiican... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|