Dhalinyaro Darbijiif Ah oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland oo Maxkamad La Horkeenay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyaro Darbijiif Ah oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland oo Maxkamad La Horkeenay
February 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah dhalinyarada Darbi Jiifka ah ee ku nool magaalada Hargeysa oo dhawaan cabasho la hortagay Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland, ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo maalintii shalay ahaydna la horkeenay Maxkamada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS