Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Dhalinyaradii ururkii UFO oo maanta shir jara’id ku qabtay maagaalada Hargeysa, ayaa iclaamiyay isu soo baxyo ay Dhalinyaradii ururkii UFO samaynayaan maalinta Arbacada 20-ka February oo ku beegan maalintii dhagax tuurka dhalinyaradii UFO.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka