Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Somaaliya Iyo Qaybo kamida Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Somaaliya Iyo Qaybo kamida Somaliland.
February 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dawlada boqortooyada ingiriiska ayaa soo saartay digniin ku waajahan muwaadiniinteeda taasi oo ay uga digtay in ay safraan somaliya iyo qaybo kamida dhulka jamhuuriyada Somaliland

Sidoo kale dawlada ingiista ayaa muwaadiniinteeda ku sugan somaliya uso jeedisay in ay is ilaalyaan

HALKAN KAGA BOGO DIGNIINTA KASOO BAXDAY DAWLADA INGIRIISKA;

 

COMMENTS
LINKS