Dawlada Hoose Hargeysa oo Biloowday Dhismaha Wadada Isku Xidhaya Dagmooyin Kamida Caasimada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Hargeysa oo Biloowday Dhismaha Wadada Isku Xidhaya Dagmooyin Kamida Caasimada
February 16, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Dawlada hoose ee caasimada Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah u biloowday dhismaha wadada isku xidhi doonta degmooyinka Gacan-Libaax, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge.

Ugu horayn Waxaa halkaasi ka hadley qaar ka mid ah gudida ka shaqaynaysa dhismaha wadooyinkaas, Xoghayaha dawlada hoose iyo gudida sadexda Degmo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS